Maamulka Hiiraan State ee uu Hogaamiye Madaxweyne Cali jayte ayaa Amaro Culus kusoo Rogay Diyaarada Tagaaya Magaalada Baladweyne Amaradaan ayaa Imanaaya Xili Afar Maalin kahor Garoonkaas ay Xireen Maamulka Uu Hogaamiye Cali Jayte.
Amaradaan oo ahaa Laba Qodob ayaa Kala Ahaa Kow in Diyaarad kasto imaanayso Baladweyne inay Laba saac kahor Soo Gudbiso liiska Dadka ay soo Qaadayso Si loo Hubiyo Inay Saaranyihiin Masuuliyiin ka Tirsan Hirshabeele.
Iyo kan labaad oo ah in Cidi Amarkaan u hogaan Sami waysa ay ka Qadayaan Talaabo adag.
Baladweyne ayaa Waxaa Ja Shaqeeya laba Maamul oo kala Ah kan Hirshabeele oo aan Tabar Badan ku lahayn Magaalada Baladweyne iyo Kan Hiiraan State ee uu hogaamiyo Cali jayte oo Gacanta ku Haaaya Xarumaha Dowlada Baladweyne