Home Wararka Maanta Lacagtii Dowlada Farmaajo ka Xayirtay Imaaraadka Carabta oo Laga Saaray Bankiga Dhexe...

Lacagtii Dowlada Farmaajo ka Xayirtay Imaaraadka Carabta oo Laga Saaray Bankiga Dhexe ee Dowlada Soomaaliya

0

Sida ay xaqiijinayaan warar soo baxaya Safiirka Imaaraatka Carabta ee Kusugan Muqdisho oo uu weheliyo Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa saaka tagay Bangiga Dhexe, halkaas oo ay kala soo baxeen lacag dhan $9.6malyan oo ahayd lacagtii lagu qabtay garoonka Aadan Cade sanadkii 2018-kii, taas oo ay Hay’addaha DFS isku khilaafeen bilo kahor.

Amar ka yimid Madaxweynaha cusub Xasan Sh ayaa lacagta looga saaray Bangiga dhexe, sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo muhiim ah.

Sida ay xogtu cadeynayso talaabada ayaa ahayd mid soo bilaabatay maalmo ka dib doorashadii Soomaaliya, marka ay dhamaatay, iyadoo horey RW Rooble u amray in lafasaxo, balse uu diiday Madaxweyne Farmaajo.

Safiirka iyo Wasiirka Amniga ayaa watay warqad amar ah oo lagu fasaxayo lacagtan, taas oo la aaminsan yahay in ay ogolaansho kahaysato madaxda la doortay.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleShiikh aadan Madoobe oo loo Gudbiyay Dalab la xariira Lacagihii Laga Qaaday Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya
Next articleCiidamada Galmudug iyo Kuwa Gorgor oo Alshabaab kala Wareegay Fariisimo Hor leh(Sawiro)