Dowlada Sweden gaar ahaan Barlamaanka Wadanka ayaa Badalay Qaabka lagu heli karo Dhalashada Wadanka waxaana lagu soo kordhiyay Sharuudo Cusub.
Sanadka Cusub 1 January ayuu Bilaabanayaa Sharciga waxaana kamid ah.
1 Lacagta oo la kordhiyay.
Lacagta la bixiyo Marka Basaboorka La Dalbanayo ayaa Aheyd 5500 waxaa hada laga dhigay 6500.
2 Shardiga Sugitaanka.
Si Aad u dalbato Dhalashada waa in aad wadanka Joogtay 8 sano oo lakid ah 11 sano ee ugu Danbeeyay.
3 Dadka Qaxootiga.
Dadka Qaxooti ahaanta loo soo qaaday waa sidii hore oo ah 7 sano oo kamid 10 kii sano ee ugu Danbeeyay.
4 Cashuur Bixiyaha.
Qofka Sanadkii Bixiyay 319,999 kr oo Canshuur ah waxa uu ku heli karaa 6 sano oo kamid ah 10kii sano ee ugu Danbeesay.
Norway ayaa Sharcigan Bilaabeysa 1 January 2022. Waxana Sharcigan laga reebay qof walbo oo dalbaday sanadka 2021 iyo wixii ka horeeyay.