Home Wararka Maanta Labo Musharax oo ka tanaasulay Doorashada Socota, Wareegi ugu danbeeyay oo bilowday

Labo Musharax oo ka tanaasulay Doorashada Socota, Wareegi ugu danbeeyay oo bilowday

0

Labo ka mid ah musharaxiinta ee u soo gudbay Wareega labaad ee doorashada gudoonka golaha shacabka ayaa shaaciyey iney ka tanaasuleen tartanka.

Xildhibaan C/llaahi Axmed Aadan Black oo helay 33 cod iyo Aadan Maxamed Nuur Saransoor oo 23 cod keenay ayaa sheegay iney ka baxeen tartanka si loo fududeeyo doorashada.

Aadan Maxamed Nuur Saransoor, iyo C/llaahi Axmed Aadan Black ayaa si gaar ah xildhibaanada uga codsaday iney soo saaraan Musharaxa Aadan Madoobe taasoo aheyd arrin lama filaan ku noqotay dad badan.

Waxaa haatan wareega ugu dambeeya oo lagu kala baxayo cod hal dheeri ah iskugu soo haray labada musharax ee kala ah Xassan Cabdi Nuur oo ay wataan kooxda Nabad iyo Nolol iyo Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay gadaal ka riixayaan siyaasiyiinta Mucaaradka.

Waxaa haatan bilaabatay codeynta wareega labaad ee doorashada iyadoo saacada Muqdisho  ay tahay xili saq dhexe ah ee habeenimo.

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo

NISA oo faah faahin ka bixisay duqeymo 24 kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Shabeelooyinka

War ay soo saartay Hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, iyo Ciidamada Xoogga dalka ay

Dowladaha Itoobiya iyo Israa’iil oo iska Caawinaya la dagaalanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta

Dowladda Israa’iil ayaa Itoobiya ka codsatay inay iskaashi ka sameeyaan la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe iyo Afrika, iyagoo argagixisada ku tilmaamay cadow ay wadaagaan labada dal. Shir jaraa’id oo ay

Nin Qof Shacab ah Dilay oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Booliiska Somaliland ayaa Khamiistii soo qabtay nin lagu eedeynayo inuu qof kale ku dilay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka Booliiska ayaa lagu

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Ad
Previous articleTirinta codadka Wareega 1aad oo la soo afjaray, Sidee loogu kala horeeyaa
Next articleWareega Labaad ee Doorashada oo soo dhamaatay, Aadan Madoobe oo hogaaminaya codadka