Home Wararka Maanta Laba wiil oo Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Laba wiil oo Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

0

Wararka ka imanaay dalka koonfur Afrika ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay laba wiil oo dhallinyaro ah . Mid ka mid ah wiilasha oo ahaa taksiile ayaa la afduubtay kadibna dhaawac soo gaaray uu markii danbe u dhintay.

Suldaan Nimcaan Axmed oo ka mid ah ganacsatada ku sugan dalka koonfur Afrika ayaa BBCda u sheegay in maalintii jimacaha gelinkeedii mid ka mid ah wiilasha oo ahaa dhalinayarad takaasida Uber ka shaqeysa la afduubay, xilliyadii fiidkii ayaa la ogaaday in uu maqanyahay oo aanay isgaarsiintiisu shaqeyneynin, raadin badan kadib maalintii Sabtida ahayd aya laga helay meel cidla ah oo lagu tuuray isagoo jirdil badan loo geeystay oo aan nuuxsaneyn, kadib markii lasoo qaaday oo cisbitaalka la dhigay malaintii shalay ahayd ayuu dhintay. buu yiri Suldaan Nimcaan.

Suldaan waxa kale oo u sheegay in maalintii axadda ahayd in wiil somalaiyeed oo dukaan kaligii joogay, dukanakii logu tagay laguna rasaaseeyay oo halkaasi lagu dilay , wiilkaas lama helin wax faahfaahin ah sababta loo dilay “laakjin isagoo meyd ah baa wiilka loo tagay”

Labada wiil ee Soomaalida ah ayaa xalay maqribnimadii la aasay.

Gobolka wilaashaasi lagu dilay aya la yiraa Eestern Cape , magaalada Port Elizabeth.

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo

NISA oo faah faahin ka bixisay duqeymo 24 kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Shabeelooyinka

War ay soo saartay Hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, iyo Ciidamada Xoogga dalka ay

Dowladaha Itoobiya iyo Israa’iil oo iska Caawinaya la dagaalanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta

Dowladda Israa’iil ayaa Itoobiya ka codsatay inay iskaashi ka sameeyaan la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe iyo Afrika, iyagoo argagixisada ku tilmaamay cadow ay wadaagaan labada dal. Shir jaraa’id oo ay

Nin Qof Shacab ah Dilay oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Booliiska Somaliland ayaa Khamiistii soo qabtay nin lagu eedeynayo inuu qof kale ku dilay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka Booliiska ayaa lagu

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Ad
Previous articleSababta Keentay Kala Taga Farmaajo iyo Fahad Halkaan ka Ogoow
Next articleDalaal ayaan ahaa, waxay Shabaab igu dhaheen noo soo sheeg guryaha beeca ah iyo kuwa la iibsado ninkaan Maxmad lasoo Taagay