#UPDATE: Sida ay cadeynayaan ilo wareedyo kala duwan 32 xubnood ee GEDO lagu soo doortay ayaa laga reebay Doorashada guddoonka baarlamaanka, waxaana laga saarayaa Hoolka, sida ay dhinacyadu wada aqbaleen.
Madaxweyne Farmaajo ayaa habeeno kahor soo jeediyey in labada koxood ee lagu soo doortay Gobalka Gedo, ay tahay in laga reebo doorashada.
maadaama sharciyadooda ay dhaawacan tahay, hayeeshee RW Rooble, Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Madaxweyne hore Xassan Sheikh ayaa dadaal galinayay tan iyo saaka in ay xubnaha cod yeeshaan.
Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
NISA oo faah faahin ka bixisay duqeymo 24 kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Shabeelooyinka
War ay soo saartay Hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, iyo Ciidamada Xoogga dalka ay
Dowladaha Itoobiya iyo Israa’iil oo iska Caawinaya la dagaalanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta
Dowladda Israa’iil ayaa Itoobiya ka codsatay inay iskaashi ka sameeyaan la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe iyo Afrika, iyagoo argagixisada ku tilmaamay cadow ay wadaagaan labada dal. Shir jaraa’id oo ay
Nin Qof Shacab ah Dilay oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa
Booliiska Somaliland ayaa Khamiistii soo qabtay nin lagu eedeynayo inuu qof kale ku dilay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka Booliiska ayaa lagu
Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah
Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Ad