Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Kuraas uu kujiro kursi uu utartamaayo Madaxweynihii Hore ee Kooonfurgalbeed oo...

Kuraas uu kujiro kursi uu utartamaayo Madaxweynihii Hore ee Kooonfurgalbeed oo la Shaaciyay

0

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyay lix kursi oo dhawaan doorashadooda lagu qabanayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Kuraastaan ayaa kamid ah 13 Kursi ee guud ahaan kuraasta taalla Koonfur Galbeed uga harsan, waxaana lixdaan kursi doorashadooda ay dhaceeysaa todobaadkaan Beri bilaabanaya Gudihiisa.

Kuraasta la shaaciyey ayaa waxaa kamid ah Kursiga uu ku fadhiyey wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Shariif Xasan ayaa la sheegay inuu doonayo inuu u tartamo kursigaan, lamana ogo haddii uu cadaadis kala kulmi doono Lafta Gareen sida ku dhacday Jawaari iyo xubno kale.

Kuraastaan waxaa ku fadhiya Xildhibaannada kala ah:

HOP#261: Cabdulqaadir Xasan Sheekh Aadan.

HOP#167: Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen.

HOP#168: Xasan Macalin Xuseen.

HOP#099: Deeqa Xuseen Xasan.

HOP#077: Isgoowe Deeqow Isaaq.

HOP#186: Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale.

 

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleDeg Deg: Russhka iyo Ukrain oo Heshiis Hordhac ah Gaaray
Next articleWarshada Tamarta Nukliyeerka Ugu Wayn Qaarada Yurub oo la Duqeeyey(Sawiro)