Home Wararka Maanta Koofi oo Maantay Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Xiisad ka Tagaan Garoonka

Koofi oo Maantay Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Xiisad ka Tagaan Garoonka

0

Ciidamada amniga ayaa maanta adkeeyay amaanka Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho iyadoo loo diidayo dadka doonaya in ay soo dhaweeyaan Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Korneel Maxamed Aadan Koofi oo kamid ahaa dadkii ay dambiga ku waysay Maxkamadda G/ Banaadir.

Garoonka kaliya waxaa maanta loo ogolyahay shaqaalaha, dadka soo dagaya iyo kuwa ka baxaya, maalmo ka hor sidaan oo kale waxaa garoonka in ay galaan soona dhaweeyaan loo diiday boqolaal dad ah oo u socday Agaasime hore Muxudiin Saabeey.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleBiden oo Ka Tanaasulay Doorashadii Maraykanka Maxaa Helay?
Next articleTurkiga oo Shaaciyay in Bisha Soosocota ay Bilabaayaan Soo saarista Shidaalka Soomaaliya