Home Wararka Maanta Khilaaf weyn oo Galmudug Madaxdooda ka dhaxtaagan

Khilaaf weyn oo Galmudug Madaxdooda ka dhaxtaagan

0

Galmudug caawa waxay u muuqataa in Siyaasadii ay ku kala tageen, waxaana Soobaxaysa xog ku saabsan in Hotel Jasiira Caawa la isku Khilaafay.

Madaxweyne Qoor Qoor Ayaa Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Galmudug Axmed Shiddo caawa ku diiday inaysan sax aheen Warkii uu baahiyay Jimcihii kuna saabsanaa in Farmaajo uu diiday Heshiiska Rooble iyo Farmaajo, waxuuna Caawa Qoor Qoor ku yiri ” sidee ku Soo qortay Warkaan oo Galmudug Looga xigtay.

sidoo kale Axmed Shiddo waxaa ku dhinac noqday Xubna Siyaasiin ah oo Galmudug ka Soo jeeda iyo kuwa xilal ka haaya Maamulka Qoor Qoor.

Ila Muhiim ah Ayaa sidoo kale noo sheegay in ay isku xumaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor iyo Sanater Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, waxaana La isku Khilaafay Mowqifka Galmudug ee Khilaafka Rooble iyo Farmaajo, iyo sababta uu Axmed Kaariye ula safanyahay Madaxweyne Farmaajo.

Culeys weyn Ayaa caawa Galmudug ay lugta la gashay waxaana muuqata iyo Waxa caawa ku shiraya Hotel Jasiira ay Bartilmaameed u tahay Halka Galmudug ay saldhigan doonto.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleWasiir isku casilay Kiis kufsi oo Wadankiisa ka dhacay, Somaliya Malaga yaabaa inay Ka dhacdo Taas ?
Next articleHadal jeedinta Musharaxiinta aqalka sare ee Somaliland oo Goor dhaw Bilaabatay