Home Wararka Caalamka Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Mareykanka oo Dhinac ah IMF iyo Bangiga Adduunka

Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Mareykanka oo Dhinac ah IMF iyo Bangiga Adduunka

0

Wasiirka Maaliyadda Maraykanka, Scott Bessent ayaa ku eedeeyay hay’adda lacagta adduunka ee (IMF) iyo Bangiga Adduunka inay aad uga leexdeen howlihii loo aasaasay. Bessent ayaa sheegay IMF ay ku bixinayso hantidii iyo wakhtigaba waxyaabo aan dheelitirnayn ee ay ka mid yihiin cimilada, jinsiga iyo arimaha bulshada.

Waxaa uu ugu baaqay Bangiga Adduunka inay u isticmaalaan hantidooda si hufan si ay dalalku uga soo baxaan ‘muhiimadahooda tamarta’ oo ay ka mid tahay maalgalinta shidaalka adkaha ah ee soo saarista ku salaysan.

Bassent ayaa sheegay in maamulka Trump uu doonayay inuu la shaqeeyo hay’adaha si loo soo celiyo waxa uu ugu yeeray nidaamka dhaqaale ee caalamiga.

Ad
Previous articleAl-shabaab oo saaka Weerar Qaraxyo ku billowday ku qaaday deegaanka Wargaadhi ee G/Sh/Dhexe.
Next articleDiyaarad Drone ah iyo gantaal lagu weeraray Caasimada Kyiv oo lagu Dhaawacay 70 Qof