Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Khayre, Shiikh Shariif, Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo Soo saaray Warsaxafadeed deg deg...

Khayre, Shiikh Shariif, Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo Soo saaray Warsaxafadeed deg deg ah

0

War-murtiyeed ay soo saareen Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayay ku qaadaceen guddiga doorashooyinka iyo xeerarka doorashada ee uu magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo ku tilmaamay kuwo baal marsan dastuurkii la isku raacsanaa.

Waxay sheegeen in tallaabooyinkan horseedi karaan khilaaf siyaasadeed, xasillooni darro amni, iyo muddo kororsi aan dhammaad lahayn. Sidoo kale, waxay uga digeen saamilayda siyaasadda iyo shacabka inay ku kadsoomaan hannaanka cusub, iyagoo ku baaqay wadahadal loo dhan yahay oo lagu dhisayo nidaam daahfuran oo lagu salaynayo dastuurkii saxda ahaa.

 

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Goordhow Hub Ciidan ka dajisay Raaskanboni Xili axmed madobe Hawada Xiray
Next articleWafdi Culus oo ku Wajahan Magaalada Raaskanboni iyo Dowlada oo Gaysay…