Home Wararka Maanta Khasaaro Xoogan oo Ka Dhashay Dabkii Xalay Baabiiyay Suuqa Isgoyska Banaadir(Sawiro)

Khasaaro Xoogan oo Ka Dhashay Dabkii Xalay Baabiiyay Suuqa Isgoyska Banaadir(Sawiro)

0

Khasaare xoogan ayaa ka dhashay dab xalay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Benaadir ee magaalada Muqdisho kaasoo dhulka la simay goobo ganacsi iyo dhismeyaal kale oo halkaas ku yiilay.

Ganacsatadii laheyd Goobaha Ganacsi ee gubtay ayaa sheegay in dabku ka bilowday Koronto kadibna uu ku fiday dukaamadii halkaas ku yiilay oo dhan.

Gawaarida gurmadka deg-dega ah iyo dab damiska ayaa xalay gelinkii dambe ku guuleystay iney demiyaan dabku halkaas kacay oo aad u baaxad weynaa.

Qaar ka mid ah Ganacsatadii laheyd Suuqa uu dabka ka kacay ayaa sheegay in dhamaan hantidoodii uu dabka baabi’iyay, isla markaana aan lagu guuleysan in waqti kooban lagu demiyo dabka.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleP.M Rooble”  “Inaan u mahadceliyo ayaan rabaa si ufishal ahna inaan u dhoho Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo wixii dhacay Cafa Laahu Camaa Salafa,”
Next articleP.M Rooble oo War kaso Saaray Dabkii Ka Kacay isgooyska Banaadir