Home Wararka Maanta Khasaare ka dhashay weerar Xamaas ay ku qaaday Tel Aviv

Khasaare ka dhashay weerar Xamaas ay ku qaaday Tel Aviv

0

Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegay in shan gantaal oo laga soo riday deegaanka Khan Younis ee Gaza, ay ku dhaceen magaalada Tel Aviv.

Xamaas ayaa xaqiijisay inay iyagu ka danbeeyeen weerarka.

Baabuurtii ayaa istaagtay Jidka weyn ee Ayalon, ee mara xudduudda bari ee Tel Aviv, wariyayaasha BBC-da ayaa sheegay inay maqleen dhawaqa qaraxyo kor ka soo dhacay.

Adeegga gurmadka dagdagga ah ee Israa’iil (MDA) ayaa sheegay in laba dumar ah oo 30 jir ah ay “dhaawacyo fudud soo gaareen” ka dib firir ka dhashay weerarka lagu soo qaaday bartamaha Israa’iil.

Kooxada gurmadka ayaa sheegay in dhibanayaasha oo loo qaaday isbitaal ay “xaaladdooda wanaagsan tahay”.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleGolaha Wasiirada oo Laisugu Yeeray Kulan aan Caadi ahayn Kadib Bixitaankii Axmed Madoobe
Next articleRaysulwasaare Xamse oo Qodobo Xasaasi ah Kasoo Saaray Shirka Golaha Wadatashi Qaran