Jubbaland ayaa soo saartay amar soo qabasho oo MW Xassan Sheikh Maxamuud Culusow, Ina Suuban Sabriye Ahmed, ku dhashay Jalalaqsi.
MW Xassan Sheikh ayaa lagu eedeeyey Khiyaano Qaran, taageerid Argagixiso iyo cadow Soomaaliyeed.
Hadalkaan ayaa Jawab u ah Warqadii Maantay Kasoo Baxday Maxkamada Gobalka Banaadir Taas oo Lagu Amray in lagu Soo Xiro Axmed Madoobe oo eedo culus loosoo jeediyay.
Ad