Home Wararka Maanta Jeneral Odawaa Yusuf Rage oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Qatar

Jeneral Odawaa Yusuf Rage oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Qatar

0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dowlada Qatar u jooga Soomaaliya Danjire Xasan Xamza Assad.

 

Kulankan ayay labada mas’uul waxa ay ugaga wadahadleen xoojinka xiriirka labada dhinac iyo dardargelinta taageerada ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Sidoo kale, kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo tayeynta ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.d

Taliye Odowaa ayaa safiirrka la wadaagay dadaalka ay dowladda Soomaaliya ugu jirto in la dhiso awood ciidan oo tayo leh si buuxdana ula wareega sugida amniga guud ee dalka Soomaaliya.

Ad
Previous articleDowlada Uganda oo Danbi ay ka Gashay jamhuuriyada Kongo DRC 1990 looga Xukumay Maantay
Next articleGOlaha Wadatashi Qaran oo Caawa Shir Deg Deg ah isugu imaanaaya