Home Wararka Maanta Itoobiya oo Lagu Dhawaaqay inay noqoto Dalka ugu badan Ciidamada Jooga Soomaaliya...

Itoobiya oo Lagu Dhawaaqay inay noqoto Dalka ugu badan Ciidamada Jooga Soomaaliya iyo Masar oo laga saaray..

0

Xarunta Midowga Africa Adisabab ayaa lagu saxiixay heshiiska ciidamada Nabad ilaalinta Somaaliya joogayo sanadka 2025, Itoobiya ayaa qeyb ka ah howalgalka waxayna noqoneysaa dalka ugu ciidamo badan ay qeybta ka ah howalgalka.

Dowladda Masar ayaa ciidamo keenidonto Somaaliya, inkasto aysan qeyb ka ahayn howlagalka nabad ilaaalinta balse ciidamadeeda waxay ku joogidonan heshiis siyaasaded ay Somaaliya la galeen waana dalka labaad e ciidamada ugu badan ay ka imaandonan.

Madaxweyne HSHM ayaa dalka iskugu keenay labada ciidan ee dowladaha Itoobiya iyo Masar oo labo heshiis ku joogidono, Itoobiya ayaa difaacatay inaysan ka baxeyn goobaha ay hadda ciidamadeeda ka howalgalaan ee Baay, Bakool iyo Gedo oo lagu waday in qeyb ka mid ah la keeno ciidamada Uganda.

Dhowr maalin ka hor Muqdisho waxaa tagay saraakiil ka socoto Itoobiya kuwaas oo heshiis la galay Dowladda Somaaliya saraakiisheeda waxaana lagu dhameystiray howlaha farsamo ee howalgalka.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMaxay siday Diyaaradii ay Duliyihii iyo Qofka kale ka duulee ee Alshabaab ugashay?
Next articleSidee loo qaybsaday Tirada Ciidamada Cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya lagu wareejinaayo