Home Wararka Maanta Israil Oo markaan Duqan Culus la Dhacday Xarumihi Ugu Muhiimsanaa Yaman

Israil Oo markaan Duqan Culus la Dhacday Xarumihi Ugu Muhiimsanaa Yaman

0

Israa’ll oo weerar ku qaaday Yeman iyo Jawaabta Xuudityiinta.

Israa’ll ayaa duqeymo cirka ku qaaday xarumaha keydka shidaalka ee Xudeydah, taas oo sababtay dhimasho iyo dhaawac.

Israa’ll ayaa kaga jawaabaysay weerar drone oo Xuutiyiintu ku qaaday Tel Aviv. Taas oo banaanka keentay fashilka difaaca ay Israa’ll ku faanaysay.

Dhanka kale Xuutiyiinta ayaa digniin u diray wadamada carabta iyagoo sheegay in waddan kasta oo Carab ah oo isku daya inay joojiyaan weerarradooda ay ku bartilmaameed sanayaan Israa’ll ay ula dhaqmi doonaan sida Israa’ll oo kale.

Ad
Previous articleDowlada Iyo Reer Caabudwaaq oo Heshiis Ka Gaaray Hubkii lagu Boobay Caabudwaaq
Next articleDowlada Soomaaliya oo Maantay Qaaday Talaabo Dadka Muqdisho ku Farxeen