Home Wararka Maanta Inkabada 70 Askari oo Maraykan iyo Israiliyiin ah oo lagu Dilay Yeman

Inkabada 70 Askari oo Maraykan iyo Israiliyiin ah oo lagu Dilay Yeman

0

Sida laga soo xigtay Jeneraalo Mareykan ah iyo ilo Sirdoon oo kusugan Barriga Dhexe, Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa dilay 70 Askar iyo Calooshod u shaqeystayaal iskugu jira oo kumaandoos ahaa, kana tirsanaa USA iyo Israaiil, oo la doonayay in ay howlgal qorsheysan ka fuliyaan gudaha Yemen.

Col. Douglas MacGregor oo ah Sarkaal howlgab Mareykan ah, ayaa sheegay in ay Xuutiyiinta dhammaan laayeen, askartaas oo qorshe culus ka fulin lahaa gudaha Yemen, iyagoo xeebaha Yemen kagalay aag banaan, laakiin uu basaasay dayax Gacmeed ay dawladda Ruushka leedahay, ka dibna Iiraan ay xogta u gudbisay Xuutiyiinta Yemen.

Howlgal qorsheysan ayaa Kumaandooskan loo diray, kaas oo u muuqda in uu ahaa Ismiidaamin, laakiin Xuutiyiintu aad uga hortageen.

Muuqaalo lagu wadaagay Barta X ee Twitter la oran jiray ayaa muujinaya Ciidan hubeysan oo Yemen ah oo meydad daadsan dultaagan, kuna dhawaaqaya Allaahu Akbar.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Ka Dhacay Magaalada Xarardheere
Next articleXog Cusub oo kasoo Korartay Geerida Fanaanad Asma Saban