Waxaa maanta Magaalada Hobyo gaaray Wafti iskugu jira Injineeradii dhisilahaa Dekadda Hobyo iyo qaarka mid ah Madaxda Shirkada Maalgashiga Hobyo waxaana halkas kusoo dhaweyey Gudoomiyaha Degmada hobyo Taliyaasha Ciidamada amaanka iyo Bulshada rer Hobyo.
wafdigaan ayaana Goordhow Ka Dagay Magaala Xeebeedka Hobyo Waa Talaabo Farax galinaysa Dadka Reer Galmudug oo Mudo Dheer ku Tamaaya inay Helaan Dekada Hobyo oo Dhisan Shaqaynaysana.
Ad