Ciidanka Xoogga Dalka Qaybta 21aad oo gacan ka helaya Dadka deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa maanta la wareegay deegaanka Baraag Maxamed Daa’uud oo 16 KM u jira deegaanka Dabagalo ee Gobolka Mudug.
Howlgalkaan waxaa horkacaayey Taliyaha Qaybta 21aad Gaashaanle Sare Cabdi Salaad, Taliyihii hore ee Qaybta General Xasan Jaamici, waxaana ciidamada ay baritaano ka sameeyeen dhulka howdka ah ee deegaankaas.
Majirin Wax Dagaalo oo Ka Dhacay Magalaadaan Alshabaab ayaana Isaga Baxay Kadib Markiii ay ka War Heleen in Ciidamada Dowladu Weerar kusoo yihiin.
Maalmihii Danbe Waxaa Hakad Ku Jiray Howlgalkii Kasocda Koonfurta Gobalka Mudug Alshabaab Masoo QaadiN wax Weerar ah ayagana Laguma Qaadin.
Ad