Guriceel: waxaa xalay xili dambe lagu dilay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Libaan Aadan Ibraahim, waxaa sidaasi xaqiijiyay Taliska Booliiska Degmada.
Booliiska ayaa intaa ku daray in ay ku raad joogaan Eedaysanihii Falka geystay oo baadi goobkiisu socdo maadaama uu goobta ka baxsadey.
Laamaha amniga degmada Guriceel oo iskugu jira Nisa Ciidamada booliska oo uu kaabayo Maamulka Degmada Guriceel Ayaa baadi goobaya Gacan ku Dhiig laha Baxsaday.
Ad