Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo uuna hugaaminayay Guddoomiyaha Gobolka mudug ee Galmudug mudane Ahmed Xuseen shire Bukhaari ayaa xalay laga sameeyay Duleedka Degmada Bandiiradleey ee Gobolka mudug
Howlka ayaa lagu qabqabtay Gaadiid waday dhuxul sharci daro ah taasoo ah xaalufin dhirta Degaanada Galmudug sidoo kale waxaa gacanta Maamulka ku jira dadkii dhoofinayay dhirta Galmudug
Howgalkaan ayaa daba jooga go,aankii Madaxweynaha Galmudug axmed cabdi kaariye uu horay oga soo saaray dhuxusha iyo ilaalinta dhirta
Ad