Home Wararka Maanta Hoggaamiyaha milatariga Sudan oo ugu Danbayn u suurta gashay in dalka...

Hoggaamiyaha milatariga Sudan oo ugu Danbayn u suurta gashay in dalka uu ka baxo

0

Saraakiisha dalka Sudan ayaa sheegay in taliyaha ciidamada qalabka sida Jeneraal Abdel Fattah al-Burhan uu ka dhoofay dalkaasi isagoo u duulay dalka Masar si uu ula kulmo madaxweyne C/fataax al-Sisi.

Waa markii ugu horeysay ee hogaamiyaha militariga Sudan uu dalka ka baxo tan iyo markii uu dagaalku halkaasi ka qarxay bishii April, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada milatariga iyo ciidamada RSF.

Madaxweynaha Masar ayaa taageeray Gen Burhaan intii uu socday dagaalku, iyadoo Qaramada Midoobey in isku dhacdo ay ku qasbeen in ka badan afar milyan oo qof oo reer Suudaan ah inay ka cararaan guryahooda.

Dhowr maalmood ka hor ayaa hogaamiyaha militariga Sudan waxa uu ku xayirnaa gudaha xarunta ciidamada ee Khartoum.

In Jeneraal Burhaan uu hada dalka ka dhoofo si uu wada hadal ula yeesho xulafadiisa Masar, waxa ay cadeyn u tahay in cadaadiskii ciidanka uu yaraaday.Kooxda RSF ee ay iska soo horjeedan ayaa laga yaabaa in lagu wiiqay caasimadda.

Laakin gobolka Darfur ayaa RSF ay ku xoogan tahay waxayna ka gaystaan halkaa weerraro isir ku saleysan.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMareykanka iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis ku kacaya $92.6 milyan
Next articleWar Deg Deg ah:Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Gacanta Ku Dhigay mid kamid ah Saraakiisha Sar sare ee Alshabaab