Home Wararka Maanta Hinti dhowrka Guud ee Qaranka oo War ka soo saaray Murankii Tiyaatarka...

Hinti dhowrka Guud ee Qaranka oo War ka soo saaray Murankii Tiyaatarka Qaranka

0

Hinti dhowrka Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa Qoraal Rasmi ah ka soo saaray Muran ka taagneed Maalmihii La soo dhaafay  ka taagnaa Tiyaatarka Qaranka

Qoraalka ka soobaxay Hanti Dhowrka ayaa u qornaa sidaan

” Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo maalmihii u danbeeyay ku jiray hubinta iyo xaqiijinta arrin la xiriirtay bixinta qayb ka mid ah dhulka Tiyaatarka Qaranka ayaa maanta ka soo saaray qoraal rasmi ah.

Ad