Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hoolka Afisyooni waxaa Goor dhaw ka bilaabatay Hadaljeedinta Musharaxiinta u tartamaya Kuraasta aqalka sare ee Somaliland.
Waxaa goor dhaw Xarunta Tendhada soo gaaraya Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusen Rooble, R/w Ku xigeenka Mahdi Guuleed iyo Gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Cabdi xaashi Cabdullaahi.
Maanta ayaa la dhagaysanayaa Khudbadaha Musharaxiinta aqalka sare ee ka imaanaya Goballada Waqooyi.
Ad