Home Wararka Maanta Gudoomiyihii Caabudwaaq Lagu dilay Duleedka Caabudwaaq iyo Qof Bajaaj le ah oo...

Gudoomiyihii Caabudwaaq Lagu dilay Duleedka Caabudwaaq iyo Qof Bajaaj le ah oo loogu aaray

0

Gudoomiyihii hore ee dagamada caabudwaaq Xasan caabudwaq ayaa lagu dilay duledka Deegaanka Huurshe ee Gobolka Galgaduud.

koox maleeshiyaad ah ayaa wadada u galay marxuunka, gaari uu saarnaa oo ka yimid Degmada Cadaado kuna socday Degmada Caabudwaaq.

Sidoo kale Bajaajle ayaa lagu dilay Caabudwaaq looguna aaray Sheeq Xasan Caabudwaaq gudoomiyihii hore ee magaaladaas.

Bajaajle u dhashay beesha Raxanweyn ayaa hadda lagu dilay barxada weyn ee magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kadib markii nimankii dilay gudoomiyihii hore ee Caabudwaaq Sheeq Xassan ay noqdeen Raxanweyn.

Ragga sheeqa dilay oo sida la sheegay cabsanaa ayaa gaarigii uu watay horay usii ka xeystay balse markii danbe ayay laamaha amnigu u suurta gashay iney gacanta ku dhigaan, waxaana haatan loo soo wadaa magaalada Caabudwaaq.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleDagaal cir iyo dhul ah kadib Alshabaab oo laga saaray Degmada Ceelbaraf
Next articleWadooyinka Muhiimka ah ew Caasimada Muqdisho oo La Xiray iyo Sawirada Abbiya Axmed oo Lagu Xardhay Xamar