Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Ka aqbalay cudur daarki uu soo gudbiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)
Booska uu baneeyay Odawaa waxaa Lagu bedddalay Xildhibaan Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abuukaato) oo ka mid ah Golaha Shacabka JFS

Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad



