Home Wararka Maanta Gudoomiye Madaale oo Lacag Badan ugu Deeqay Xaawo Cabdullahi oo Wali ku...

Gudoomiye Madaale oo Lacag Badan ugu Deeqay Xaawo Cabdullahi oo Wali ku Xiran Xabsiga Guriceel

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf xuseen Jimcaale (Madaale) oo ka damqaday xaalada Xaawa Cabdullaahi Nuur oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo xaamila ah islamarkaana loo heesto qaan lacageed oo dhan 52,000.

islamarkaana muddo dhowr bilood ah ku xirneed xabsi ku yaala degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta bixiyay lacag dhan 20,000$ (Labaatan kun oo dollar) oo uu ugu talagalay bixinta qeyb kamid ah qaanta lacageed ee loo heesto Hooyo Xaawa.

waxa haatan muuqata in ay u keceen bulshada Soomaaliyed si wax looga qabto xaaladeeda caafimaad lagana caawiyo arrinta lacaga lagu leeyahay.

Xaawo waxay wali ku sugan tahay saldhigga booliska ee magaalada Guriceel, waxaana la sheegay in boolisku u ogolaadeen warbaahinta inay la kulmaan.

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka ka Socda Dalka Suuriya

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii

Dowlada oo Ciidan Dheeri ah u dirtay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa deegaanka Cadaan Laxeey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe geysay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Deegaankaan ciidamada dheeraad

Shirkadda Dayaaradaha ee Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay

Khudbadii Madaxweyne Donald Trump ee aqalka Congreska iyo Waxyaabihii uu kaga hadlay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay

Dagaal qaraar oo saakay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug iyo Khasaaro ba’an oo ka dhashay

Dagaal aad u culus ayaa saakay goor hore ka qarxay Duleedka degmada Afbarwaaqo gaar ahaan degaanka Buq qalooc Dagaalkaan ayaa dhexmaray lama maleeshiyo beelood oo kasoo kala jeeda Maamulada Galmudug
Ad
Previous articleKhaliif:Ninkii xabsiga Guriceel ku dhex furay Xaawo Cabdullahi oo sheegay sida ay wax u dheceen
Next articleQaramada Midoobay oo Ka Hadashay In Soomaaliya Ku Biirtay ururka Bulshada Bariga Africa ee EAC iyo Waxa ay ka Dhigantahay