Home Wararka Maanta Gudoomiye Ku xigeeno ka Tirsan Gobalka Banaadir oo xilkii Laga qaaday

Gudoomiye Ku xigeeno ka Tirsan Gobalka Banaadir oo xilkii Laga qaaday

0

Isku shaandheen Gudoomiye.

Gudoomiye Ku xigeenada Arimaha Bulshada Degmooyinka Gobalka Banaadir oo is bedel Lagu sameeyay.

Ku xigeenada Arr. Bulshada ee la isku bedelay maanta:
1. C/kaafi yuuusuf Nuur= Boondheere
2.C/Xamiid C/Kariim= Hodan
3. Max’ud Cali Xasan=X/jajab
4. C/raxman Cumar =H/wadaag.
5. Sahro Maxamud=X/Wayne Iyo Xaawa Nuur Maxamed oo loo magacaabay Xoghayaha Degmada Dharkenley.

34 Sano kadib Dowlada Somaliya oo dib u soo Celisay Adeega Boostada Caalamiga

Soomaaliya ayaa 34 sano ka dib markii ugu horeysay dalka ka hirgelisay Maamulka tooska ah ee Boostada caalamiga ah.. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍

Maxaa Qalad ah oo ka jira Heshiiska Turkiga iyo Somaliya ee Dhanka Shidaalka

Heshiiska taariikhiga ah ee ay Soomaaliya iyo Turkiga kala saxiixdeen ee sahminta iyo soo saarista shidaalka iyo gaaska ayaa si weyn u soo jiitay indhaha bulshada, balse sidoo kale wuxuu

Maamulka Puntland oo Dowlada Somaliya uga digtay in la Siyaasadeeyo Gargaarka

Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta madiibooyinka dawladda Puntland waxay ka digaysaa siyaasadaynta arimaha Gargaarka taas oo sababi karta in lagu takrifasho oo la baalmaro shuruucda caalamiga ah. HOOS KA DAALACO QORAALKA

Turkiga oo yeelanaya 90% dakhligii shidaalka iyo Gaaska uu kasoo saaro Soomaaliya

Turkiga ayaa yeelan doona ilaa 90 boqolkiiba dakhliga kasoo baxa saliidda iyo gaaska laga soo saaro Soomaaliya, sida uu muujinayo heshiiska labada dal oo markii ugu horraysay nuqulkisa si rasmi

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka oo loo doortay Xildhibaan Qawdhan

Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay ku doorteen Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha
Ad
Previous articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan Wadanka Sacuudiga
Next articleWasaarada Waxbarashada Soomaaliya oo dib u dhigtay Qaadista imtixaankii Dowladda