Cabdikariin Axmed Xasan ayaa loo doortay Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha
Waxaa u codeysay 17 Qof hal xubin ayaa ka maqan xarunta Doorashada ka dhaceyso.
Sidoo kale Saadaq Abshir Garaad oo loo doortay Gudoomiye kuxigeenka Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad