Home Wararka Somaliya Somaliland Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Madaxwayne Biixi ku eedeeyay sharci jebin

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Madaxwayne Biixi ku eedeeyay sharci jebin

0

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Madaxwayne Biixi ku eedeeyay sharci jebin.

Gudoomiye Faratoon ayaa sheegay in Madaxwayne Biixi uu noqday madaxwaynihii ugu horeeyay ee inta uu diido miisaaniyadii goluhu ansixiyay isagu samaysta miisaaniyad cusub isla markaasina golaha wakiiladu u ansixiyo miisaaniyadaasi hadana diida oo golaha kusoo celiya.

Golaha wakiilada ayuu u sheegay in iyaga laga sugaayo talaabada ay ka qaadayaan arintaasi.

Ad
Previous articleDowlada Itoobiya oo Ku qasbaanaatay Amar Dowlada Soomaaliya Duldhigtay
Next articleAlshabaab Weerar Isku diyaarinaayay oo Ayagii laga Dul Dhacay