Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ubax dhigay Taalada dhagaxtuur (Sawiro)

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ubax dhigay Taalada dhagaxtuur (Sawiro)

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheikh Aadan Madoobe ayaa ubax Dhigay taaladda Dhagax-tuur ee Muqdisho.

Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaaliya ayaana ku wahlinayay Gudoomiyaha Golaha ubax dhigay Taalada, waxaana ka mid ah Xubnaha Guddiga Qaban qaabada Todobaadka xuriyada dalka.

Xalay ayaa Muqdisho si weyn Looga dabaal degay 26 June oo ah Markii Goballada waqooyi ay Gumaystihii ka xurowday

 

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleRa’iisul Wasaare Xamsa: Goonni isu taagga Somaliland waa in laga garaabo
Next articleTirada Golaha Wasiirada soomaaliya oo la Kordhinaayo(Xog)