Home Wararka Maanta Gudoomiya Ku xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug oo eedayn ujeediyay Gudoomoyaha...

Gudoomiya Ku xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug oo eedayn ujeediyay Gudoomoyaha Baarlamaanka Galmudug

0

Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo warkan qoraalka ah soo saarey ayaa yiri “Maxamed Nuur Gacal waxuu ku xad gudbay sharciga, isagoo ku been abuurtay Dastuurka.”

Gudoomiye kuxigeenka ayaa xildhibaanada ugu baaqay in ay u midoobaan sidii ay uga hortagi lahaayeen Gacal oo maanta soo saarey warqad uu gunnada uga jarayo Xildhibaano isaga ka soo horjeestay.

Ad