Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Gudiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka oo Hakiyay Kursi Baraawe lagu Doortay Dhawaan

Gudiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka oo Hakiyay Kursi Baraawe lagu Doortay Dhawaan

0

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa hakiyay ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah ee Kursiga Golaha Shacabka HOP045 oo doorashadiisu ka dhacday degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose.

Kursigan oo ay leedahay beesha Shiikhaal Gendershe ayaa waxaa la shaaciyey inuu ku guuleystay nin lagu magacaabo Maxamuud Axmed Maxamed, hase ahaatee beesha kursigan ku qoran ayaa sheegtay in kursigaas laga boobay ninka loo doortayna uusan aheyn beeshooda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA XALINTA KHILAAFAADKA

Ad