Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada oo soo saaray jadwal oo Cusub oo dhanka Doorashada ah

Guddiga Doorashada oo soo saaray jadwal oo Cusub oo dhanka Doorashada ah

0

Guddiga doorashada heer Federaal ee FIET ayaa soo saaray jadwalka guud ee doorashada Baarlamaanka labada Aqal, waxaana jadwalka cusub uu yahay habraacyada doorashada Xildhibaannada labada Aqal iyo dhaarintooda.

Sida ka muuqata Jadwalka ayaa taariikhda meelo qaar uga duwan jadwalkii ay dhowaan soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran, waxaana uu jadwalkan uu dhigayaa in 7 October la dhaarinayo Xildhibaanada labada Aqal, halka jadwalkii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran uu dhigayay in 10 October la dooranayo Madaxweynaha Soomaaliya.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSawiro Dheeraad Ah: Qaraxyada Lagu Aasay Gobolka Mudug ee la Fashiliyay
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay jadwalka