Home Wararka Maanta Deg Deg: Khilaafan Xoogan oo Soo Kala Dhexgalay Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal.

Deg Deg: Khilaafan Xoogan oo Soo Kala Dhexgalay Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal.

0

Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa isku mari waayay go’aan kusaabsan magacaabida Guddi kale oo Kuraasta Golaha shacabka lasoconaya oo guddiga laga dhex-xulay.

 

14 kamid ah guddiga ayaa diiday in lameelmariyo Guddigan, hayeeshee Gudoomiyaha ayaa qoray warqadan oo lasoo galiyey barta rasmiga ah ee guddiga Haddana dib looga saaray.

taas oo muujinaysa Talaabadani in aysan dhinacyadu isku raacsaneyn.

 

Talaabada, ayaa kadhigan in kurastii uusan jecleysan RW Rooble ama xubnaha ay is hayaan loo dhigo caqabad haddii ay ka gudbaan Guddiga xalinta Khilaafaadka ama la waayo cid dacweysa.

Ad
Previous articleMadaxweyne farmaajo oo La Kulmay Nana Akufo-Addo Arimo Muhiim ahna Kala Hadlay.
Next articleDoorashada laba kursi oo maantay Ka Dhacaysa Jowhar(Sawiro)