Shir degdeg ah ayaa caawa la isugu yeeray Golaha Wasiirada. Shirkan ayaa noqonaya kii u horreeyay ee Golaha Wasiirada cusub, kaddib markii maalmo hor soo dhamaatay Munaasabaddihii Xil wareejinta Wasiiradda.
Waxaa horay u qorsheysneyd in Golaha Wasiirada ay shirkooda u horreeyay yeeshaan maalinta Khamiista, balse lama oga shirkan degdega ah waxa looga hadli doono.
Waxaa suurta gal ah in caawa la Magacaabo Taliyaasha Ciidan iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho
Ad