Koox hubeysan ayaa inta u dhexeysa degmooyinka mareergur iyo godinlabe gaar ahaan halka layiraa (Baraagta Gaaygay) goorodhow ku dilay nin shacab ah ilamarkaana kasoo jeeda degmada Cadaado.
Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in ninka dhintay uu ka mid ahaa raga ka ganacsada xoolaha.
Calikaafi Axmed Faarax (Tilimbo) oo kamid ah ganacsatada degmada godinlabe ayaa dabley hubeysan oo lasheegay iney kasoojedan Dhuusamareeb ku dileen duleedka godinlabe.
Dhacdadaan ayaa imaneysa iyadoo wali aan laga xaaltamid dilkii sida bareerka ah bartamaha Dhuusamareeb ey dabley hubeysan ugu dileen ganacsato ka soojeeda Magaalada Cadaado.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad