Home Wararka Maanta Galmudug oo Soo saartay Amaro ku Qotoma dadka dhuxusha ka Ganacsada

Galmudug oo Soo saartay Amaro ku Qotoma dadka dhuxusha ka Ganacsada

0

Maamulka Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa bilaabay tallaabooyin looga hortagayo dadka jaraya dhirta ee ka sameeynaya Dhuxusha, kuwaas oo degaannada Galmudug si xowli ah uga socday.

Dhowr jeer oo hore ayaa laamaha Amniga Maamulka Galmudug waxaa ay xireen dad jaraya Dhirta iyo kuwo ka Ganacsanayay Dhuxusha, kuwaas oo dhowr jeer sidoo kale digniin loo diray.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye ( Isxal) ayaa sheegay in la gaaray heer Geedihii yar yaraa ee dadka ku nsan jireen la gubo si dhuxul looga sameeyo, taas oo uu sheegay inay dhibaato ku tahay dadka Reer Galmudug.

Waxaa uu uga digay Bulshada kunool degaannada Galmudug inay jaran dhirta si ay Dhuxul uga sameeyan, waxaana uu sicad u sheegay in tallaabo ka qaadi doonaan dadka dhirta jaraya & kuwa ka Ganacsanaya Dhuxusha.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleWasiirka Gargaarka Soomaaliya oo ka jawaabtay Eedeen loo jeediyay
Next articleKiisaska Carona ee Soomaaliya oo sii Kordhaya