Home Wararka Maanta Galmudug oo La Amray inay Qabato Doorashada Booska Senator Dhawaan Geeriyooday

Galmudug oo La Amray inay Qabato Doorashada Booska Senator Dhawaan Geeriyooday

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray warqada amreysa in la soo buuxiyo Kursiga UH#16 , kaasi oo dhawaan uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Senator Cabdi Xareed.

Kursigan oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Galmudug ayaa waxaa loo saadaalinayaa in kursigaas loo doorto C/weli Ibraahim Garyare oo hadda ah Maareeye kuxigeenka Hey’adda Duulista Rayidka.

Ad