Home Wararka Maanta Galmudug oo inkabadan 35 Gadiid Dagaal iyo Ciidamo usoo Dirtay Degmada Ceelbaraf...

Galmudug oo inkabadan 35 Gadiid Dagaal iyo Ciidamo usoo Dirtay Degmada Ceelbaraf oo Alshabaab markale Qabsadeen.

0

Reer Galmudug ayaa in ka badan 35 gaadiidka dagaalka ah oo isugu jira Suugag iyo Dhashiikayaal u diraya Deegaanada Hirshabelle. Ciidankan oo isugu jira kuwa beelleed, Daraawiishta Galmudug iyo Ciidanka gaarka ah ee Madaxtooyada Galmudug ayaa goordhaw ka dhaqaaqaya magaalada Dhuusamareeb.

Taliyaha qaybta 21aad Col. Maxamed Dhagawayne oo Dhuusamareeb ka gurmadey ayaa kusii sugan Ceel-baraf, waxaana la wajahayaaa furrimo cusub oo aan loo kala hari doonin Hirshabelle iyo Galmudug.

Arintaan ayaa ku soo aadaysa Xili Taliye odawaa uu Sal dhigtay Furimaha Dagaalka ee Shabeelada dhexe Kadib  Dagaalkii lama Filaanka ahaa ee Alshabaab Khamiistii ku Qabsadeen Meelo Badan oo ka Tirsan Gobalka Shabeelada Dhexe waloow Dib looga Daaray.

Alshabaab ayaa Saakay markale Qabsatay Degmada Ceelbaraf Kadib Markii Ciidamada Dowlada ee Halkaas ku Sugnaa Xeelad Dagaal uga Baxeen.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Baarlamaanka kaga hordhawaaqay Go’aan Culus oo la xariira Doorashada Qof iyo Cod
Next articleDowlada oo soo bandhigtay Gadiid Farabadan oo Alshabaab looga Gubay Dagaalkii Ceel Cali axmed(Sawiro)