Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo ay Maantay Ka Dhacayso Doorashada Laba Kursi

Galmudug oo ay Maantay Ka Dhacayso Doorashada Laba Kursi

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu wadaa in saaka ay ku qabtaan magaalada Dhuusamareeb doorashada labo kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka.

 

Labadan kursi ee maanta doorashadoodu ka dhacayso magaalada Dhuusamareeb ayaa kala ah HOP#025 iyo HOP#081.

 

Kursiga HOP#025 ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) iyo Xasan Cali Cusmaan. Halka Kursiga HOP#081 ay ku tartamayaan musharaxiinta kala ah 1- Cadar Cali Maxamed iyo Nasro Maxamed Dalabey.

Hase yeeshee labadan kursi ayaa waxaa la saadaalinayaa inay ku guuleysan doonaan musharaxiinta kala ah Maxamed Abuukar jacfar iyo Cadar Cali Maxamed.

Ad
Previous articleGudiga Doorashooyinka Heer Federal oo Ku Dhagan Madaxweyne QoorQoor
Next articleJadwalka 7 Kursi oo Cusub oo Dhawaan La Dooranaayo oo Lashaaciyay