Home Wararka Somaliya Galmudug oo aan ka hadlin Xubnaha Matalaada ee Gobolka Banaadir

Galmudug oo aan ka hadlin Xubnaha Matalaada ee Gobolka Banaadir

0

Maamulka Galmudug ayaana ilaa hada ka hadlin xubnaha matalaada ee Gobolka banaadir la siiyay kuwaasi oo ka kooban 13 Xubnood.

Madaxweynaha Somaliya ayaa dhawaan saxiixay matalaada Gobolka banaadir kuwaasi oo dood badan ka taagneyd mudo dheer.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ah madaxweynaha kaliya ee taageeray xubnaha la siiyay maamulka Gobolka Banaadir.

Labada Maamul ee Jubbland iyo Puntland ayaana ilaa hada ka hadlin dhankooda kuwaasi oo loo badinayo in aysan taageersaneyn.

Ad
Previous articleWasiirka Amniga Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka
Next articleShirkii ay ku baaqeen Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland oo baaqday