Dagaalo Qaraar oo Mudo Asbuu Ku dhow kusoo laalaabtay Gobalka Mudug kaas oo Sababay Dhinasho ku Dhow 30 Qof iyo inkabadan 50 Dhaawac ah oo Labada Dhinac ah ayaa Waxaa Shalay Goobihii Lagu Dagaalamay Gaaray Wasiiro ka Socda Maamulada Galmudug iyo Puntland.
Wasiiradaan ayaa Heshiis Hordhac ah oo Ka Koobnaa Afar Qodob ka Gaaray Dagaaladii cuslaa ee Halkaas Ka dhacay Waxayna Ku Heshiiyeen Qodobadaan:.
1: Xabad Joojin Deg Deg ah oo Ka Hirgasha Labada Dhinac ee Dagaalamay.
2:In lakala Qaado Labada Ciidan oo laga Fogeeyo Goobihii lagu Dagaalamay.
3:in Lakeeno Ciidamo Isku Dhaf ah oo Ka Socda labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug.
4:iyo in laisugu Yimaado Shirwayne Dib U hiisineed oo Ka dhacaaya Magaalada Gaalkacyo kaas oo looga Hadlaayo Wixii dhacay iyo Waxa Laisku Haayo.
Dhawaan ayay Ahayd Markii Sidaan oo Kale Beelaha Laylkase iyo Sacad isugu yimaadeen Shir Wayne Ka Dhacay Gaalkcyo kaas oo kusoo Dhamaaday Natiijo la,aan kadib Markii Laylkase Ku adkaysteen in Beesha Sacad ka guuraan Saaxo Qurun.
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray
Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis
Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad