Home Wararka Maanta Galmudug iyo Puntland oo go’an kasoo saaray Shir uga socday Magaalada Gaalkacyo

Galmudug iyo Puntland oo go’an kasoo saaray Shir uga socday Magaalada Gaalkacyo

0

Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamuud Cabdinuur aadan oo ay Wehliyaan dhigiisa Galmudug, Maamulada Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay maanta kulan laqaateen qaybo kamid ah Ganastada labada dhinac ee magaalada Gaalkacyo.

Ujeedka kulanka ayaa ku saabsanaa iskaashiga xoojinta xiriirka Nabadda Gaalkacyo, Wada shaqeynta Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Ganastada, kor u qaadida Bilicda iyo baneenta suuqa bartamaha magaalada ,

Kulanka Waxaa sidoo kale Goob joog ahaa saraakiil kasocotay Ciidanka Xasalinta magaalada Gaalkacyo, Agaasimaha Madaxtooyada Gaalkacyo, Isuduwaha Wasaaradda Ganacsiga Puntland ee Gobalka Mudug, agaasimaha Canshuuraha Bariga Gobalka Mudug,

Gabagabadii Kulanka ayaa waxaa laga soo saaray Qado dhowr ah ay kamid yihiin .

1:-In la dhiso guddi ka kooban labada Maamul degmo iyo Ganastada suuqa dhaxe oo ka shaqeyn doono dib u habeenta suuqa bartamaha magaalada Gaalkacyo.

2 In laga fogaado wax walba oo wax u dhimi kara Nabada Gaalkacyo.

3 in la sii Xoojo kulamada Nababada iyo isdhex galka bulshada Gaalkacyo.

4 In si wada jir ah looga wada shaqeeyo bilicda iyo nadaafada magaalada Gaalkacyo.

5 iyo in loo sameeyo meelo ku Ganacsadaan ganacsatada danyarta ah ee ku ganacsada bartamaha suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo. .

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo shir iskugu yaaray Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka
Next articleMadaxtooyada oo War kasoo saartay kulankii Madaxweyne Farmaajo & Beesha Caalamka