Home Wararka Maanta Gabar Soomaaliyeed oo lagu Eedeyey in ay al-Shabaab lacago U aruurisay...

Gabar Soomaaliyeed oo lagu Eedeyey in ay al-Shabaab lacago U aruurisay oo Maxkamad Lasoo Taagay Xukun Adagna Lagu Riday

0

Gabar soomaaliyeed oo haysata dhalashada wadanka Netherlands ayaa lagu maxkamadeeyay eedeyn la xiriirtay in lacago u aruurineysay ururka al-Shabaab, sida ay sheegtay xeer-ilaalinta federaalka maraykanka.

Farxiyo Xassan oo 38 jir ah ayaa lagu xukumay talaadadii in ay taageero u fidisay kooxda al-Shabaab, Xeer ilaaliyaha bariga Virginia Jessica Aber ayaa sidaas ku sheegtay war saxaafadeed.

Waxyaabo ay diiwaan galisay maxkamadu iyo cadeymo kale ayaa muujinayay in in kabadan saddedx sano koox ay ka mid tahay farxiyo ay al-Shabaab lacago uga aruurinayeen tobanaan wadan.

Farxiyo ayaa la sheegay in ay marwalba diirada saareysay in ay lacago kaasha ah dadka ka qaado si ay toos ugu dirto kooxda Shabaab.

Wadamada ay lacagaha ka aruurisay waxaa ka mid ah wadanka Netherlands oo ay dadka ugu sheekeysay in ay lacagta u auurineyso arimo bani’aadanimo.

Farxiyo ayaa lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah.

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo

NISA oo faah faahin ka bixisay duqeymo 24 kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Shabeelooyinka

War ay soo saartay Hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, iyo Ciidamada Xoogga dalka ay

Dowladaha Itoobiya iyo Israa’iil oo iska Caawinaya la dagaalanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta

Dowladda Israa’iil ayaa Itoobiya ka codsatay inay iskaashi ka sameeyaan la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe iyo Afrika, iyagoo argagixisada ku tilmaamay cadow ay wadaagaan labada dal. Shir jaraa’id oo ay

Nin Qof Shacab ah Dilay oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Booliiska Somaliland ayaa Khamiistii soo qabtay nin lagu eedeynayo inuu qof kale ku dilay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka Booliiska ayaa lagu

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Ad
Previous articleGudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya oo La Doortay(Sawiro)
Next articleHowlgal Lagu Burburinaayay Ganacsiga Sharci Darada ah oo lagh Qaaday Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)