Home Wararka Somaliya Galmudug Gabar kufsi iyo Dil loogaystay oo Goordhow Meydkeeda Laga Helay Gaalkayo iyo...

Gabar kufsi iyo Dil loogaystay oo Goordhow Meydkeeda Laga Helay Gaalkayo iyo Ragii Gaystay oo…

0

Isbitaalka Degmada Gaalkacyo waxaa la keenay Gabar mayd ah oo inta la kufsaday kadibna dil loogu daray, duleedka Degmada Gaalkacyo.

Mayday Gabadha ayaa la dhigay Qeybta Qaboojiyaasha Isbitaalka Gaalkacyo, halka laamaha amniga ay gacanta kusoo dhigeen Labo ruux oo tuhmanayaal ah isla markaana loo soo qabtay kufsiga iyo Dilka loo gaystay.

Falkaan ayaa ka dhacay Koonfurta Gaalkacyo waxaana laamaha amniga ay baadi goobayaan Dambiilayaashii gaystay Falkaan foosha xun.

Ad
Previous articleSoomaaliya ayaa ka mid noqotay dalalka ugu sareeya ee laga fuliyo xukumada dilka
Next articleCiidamada Booliska Oo Soo Xiray Asmar oo Duubay Muuqaal Soomaali Badan Ka Caraysiiyay