Home Wararka Maanta Gaari uu watay hogaamiyaha mucaaradka Kenya oo ay “waxyeelo soo gaartay”

Gaari uu watay hogaamiyaha mucaaradka Kenya oo ay “waxyeelo soo gaartay”

0

Gaari uu watay hogaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa waxaa haleeshay sunta dadka ka ilmeysiisa iyo tuubooyiinka biyaha tuura, sida uu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray la taliyihiisa, isagoo intaa ku daray in “xabad” ay sidoo kale haleeshay gaariga.

Ma cadda halka ay ka dhacday “dhacdadan” , balse Mr Odinga ayaa hogaaminayay kolonyo gaadiid ah oo gaaray qaar ka mid ah xaafadaha Nairobi.

Dibadbaxan ayaa waxaa looga soo horjeedaa dhibaatada dhaqaale oo ah mid ay dareemeen inta badan shacabka Kenyanka.

Waxa uu sidoo kale mudaaharaadyada u adeegsanayey in uu ku xoojiyo sheegashadiisa aan caddayn wadan ee ah William Ruto, uusan doorashada ku guuleysan islamarkana uu isaga yahay qofka ku guuleystay.

Mudaaharaadyadan ayaa hakad galiyay ganacsigii ka socday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya iyo guud ahaan magaalada Kisumu ee galbeedka Kenya ee uu ku xooggan yihii taageerayaasha Mr Odinga.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleXiliga ubilaabanaayo Dagaalka Dalka looga saraayo Alshabaab oo la shaaciyay
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Kulankii Deni iyo Beesha caalamka ku yeesheen Nairobi (Sawirro)