Home Wararka Somaliya Galmudug Gaari Alshabaab Agab U siday oo Galmudug lagu Qabtay

Gaari Alshabaab Agab U siday oo Galmudug lagu Qabtay

0

Laamaha Amniga Gobolka Mudug ayaa gacanta kusoo dhigay Gaari nooho ah oo siday Shidaal iyo busku dhiiq iyo labo nin oo la socotay, kaas oo la sheegey inuu ku wajahnaa Degaanada Dumaaye Iyo Dabalo ee Koofurta Gobolka Mudug.

Gaarigaan oo laga raray degmada Gaalkacyo ayay sheegeen laamaha amnigu inay kor kala socdeen dhaq dhaqaaqiisa maalmihii lasoo dhaaf, isla markaana maantay markii rarka loo dhamaystiray ay gacanta ku dhigeen Ciidamadu,.

Gaariga iyo labo nin oo wadatay, sid u  warbaahinta u xaqiijiyay Taliye ku xigeenka Ciidanka Turba taaryada Gobolka Mudug oo hogoomiyay howlgalkaan guulaystay.

 

Ad
Previous articleFalagle oo Ugu Danbayn Baneeyey Garabka Sxbkiis Qoor Qoor
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Diiday inuu la Kulmo Abiya Axmed oo Markale is Arkeen