Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen wada shaqayn dhexmarta Ciidamada, Maamulka degmada iyo Shacabka ku nool Magaalada Gaalkacyo.
Sidoo kale waxaa ay kulanka uga hadleen ah isku xirka bulshada, booliska iyo maamulka degmada, Wada shaqaynta booliska iyo gudoomiyaasha xaafadaha Gaalkacyo & furista wadooyinka qaar ee magalada dhexdeeda.
Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo oo ay Puntland maamusho ayaa waxaa hdowr jeer ka dhacay falal amni darro oo uu kamid ahaa qarixii lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka Mudug Puntland Axmed Muuse Nuur.
Sidoo kale Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa laga sameeyay Ciidamo iskudhaf ah oo laga kala keenay Galmudug iyo Puntland, kuwaas oo ka qeyb qaadanaya sugida amniga Magaalada.
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.
Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada